Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

rafaad

MagacLafdheeri

Macnaha

Dhib badan oo nafleydu kala kulanto nolosheeda.

Erayo la-mid ah

rafaadiNafley rafaad badid.rafaadsanNalfey rafaad hayo ahaansho.rahaamad²rafaadsanaanld ra-faasanaansho.rafaadsanaansho/dh ld rafaadsanaan.rafaajiCajiin, dhoobo iwm oo qoyan gacan ku qasid. ld rafaaq², rifa…rafaajinld rafaaq¹, rafaaqid, rifaaqid.rafaaqQasidda bur, ciid iwm hoore qooya faraha lagula qaso. ld raf…rafaasadQalab ka kooban carrabbo xalxalleefsan oo si gaar ah isugu r…
Erayga Manta
dhamasGeed abaareed weyn, hoos badan oo loo xiisa qaariyadaha doonyaha laga sameeyo.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms