Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

rad

(-day, -dday)
Falmg1

Macnaha

1. Badar wax la qooyay oo jilcay noqosho. 2. Maro muddo biyo ku dhex jirid.

Erayo la-mid ah

raddi1. Markhaati burin. 2. Cid dhaar lagu helay cid kale ku ware…raddigalCol kayd ah oo marka wax la weerarayo loo kaydiyo difaac aha…raddinld raddiyid.radeeb1. R. ah: mindi, waran iwm oo aan af wax gooya lahayn. 2. ra…radeeb1. Mindi, waran iwm wax la radeebay noqosho. 2. Ciid, dhagax…radeeban1. Mindi, waran iwm wax la radeebay ahaansho. 2. Ciid, dhaga…radeebidld radeeb¹ (2).radeebnaanld radeeb- naansho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms