Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

radeeban

(-bnaa, -bnayd)
Falmg4

Macnaha

1. Mindi, waran iwm wax la radeebay ahaansho. 2. Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay ahaansho.

Erayo la-mid ah

radeeb1. R. ah: mindi, waran iwm oo aan af wax gooya lahayn. 2. ra…radeeb1. Mindi, waran iwm wax la radeebay noqosho. 2. Ciid, dhagax…radeebidld radeeb¹ (2).radeebnaanld radeeb- naansho.radeebnaansho/dh ld radeebnaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms