Erayo la-mid ah
raaxaynld raaxo (2).raaxaysanWax raaxo ku jiro ahaansho.raaxaysashold raaxaysad, raaxaysi.raaxaysnaanld raaxaysnaansho.raaxaysnaansho/dh ld raaxaysnaan.raaxayso1. Nolol raaxo leh ku noolaansho. 2. Nasasho; daaltirasho.raaxee1. U r.: cid nolol raaxo leh ku noolaysiin. 2. U r.: qof niy…raaxo1. Nolol aan dhib lahayn. 2. ld raaxayn.

