Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

raaxo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Nolol aan dhib lahayn. 2. ld raaxayn.

Erayo la-mid ah

raaxaynld raaxo (2).raaxaysanWax raaxo ku jiro ahaansho.raaxaysashold raaxaysad, raaxaysi.raaxaysnaanld raaxaysnaansho.raaxaysnaansho/dh ld raaxaysnaan.raaxayso1. Nolol raaxo leh ku noolaansho. 2. Nasasho; daaltirasho.raaxee1. U r.: cid nolol raaxo leh ku noolaysiin. 2. U r.: qof niy…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms