Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

raasow

(bot.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nagaar laamo jilicsan iyo caleen dhuudhuuban leh oo marka la kariyo caleemihiisa dadku cunto ahaan u cunaan. ld raansow.

Erayo la-mid ah

raas1. Qoys. 2. Meel qoys degi karo. 3. ld raasi.raasammaal1. Hantida asaasiga ah ee ganacsi lagu bilaabo; lafo. 2. Han…raasammaaliQof hanti badan leh. ld raasummaali.raashinCuntada daruuriga ah ee dadku ku nool yahay; gasiin.raasi1. Dhul dhuuban oo badda aad u dhex gala. 2. ld raas (3).raasweynHaweenay ubad iyo xoolo badan leh.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms