Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

raasammaal

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Hantida asaasiga ah ee ganacsi lagu bilaabo; lafo. 2. Hanti qof leeyahay. ld raasumaal.

Erayo la-mid ah

raas1. Qoys. 2. Meel qoys degi karo. 3. ld raasi.raasammaaliQof hanti badan leh. ld raasummaali.raashinCuntada daruuriga ah ee dadku ku nool yahay; gasiin.raasi1. Dhul dhuuban oo badda aad u dhex gala. 2. ld raas (3).raasowNagaar laamo jilicsan iyo caleen dhuudhuuban leh oo marka la…raasweynHaweenay ubad iyo xoolo badan leh.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms