Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

raando

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Qalab ka kooban alwaax bir af dhexda ku leh oo lagu simo alwaaxda.

Erayo la-mid ah

raan1. Miiqyo dun ah oo isku maran oo maro dacalkeeda laga laall…raanbiRaar yar oo aqal Soomaaliga la dhex geliyo, oo la saaro weel…raandaynld randays.raandaysanWax raando lagu simay ahaansho.raandaysnaanld raandaysnaansho.raandaysnaansho/dh ld raandaysnaan.raandeeAlwaax raando ku simid.raandhiisR. leh: waxtar raaga oo dhaxal gal ah.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms