Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

raan

(-aamo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Miiqyo dun ah oo isku maran oo maro dacalkeeda laga laallaadsho. 2. Timo ama dhogor isku guntan. 3. Geed laamihiisa buulal shimbireed ama cutubcutub miro ahi ka laal-laadaan.

Erayo la-mid ah

raanbiRaar yar oo aqal Soomaaliga la dhex geliyo, oo la saaro weel…raandaynld randays.raandaysanWax raando lagu simay ahaansho.raandaysnaanld raandaysnaansho.raandaysnaansho/dh ld raandaysnaan.raandeeAlwaax raando ku simid.raandhiisR. leh: waxtar raaga oo dhaxal gal ah.raandoQalab ka kooban alwaax bir af dhexda ku leh oo lagu simo alw…
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms