Erayo la-mid ah
qurqur1. Meesha kuusan ee cunaha ragga ku taal; bocor. 2. (-rro, m…qurquriHoore si dhaqso ah u cabbdi.qurqurinld qurquris, qurquro (3).qurquro1.Laf jilicsan oo shafka geelu ka samaysan yahay. 2. Qolob-d…qurqursanU q.: arrin wax gar ah u arkid (qof).qurqursanaanld qurqursanaansho.qurqursanaansho/dh ld qurqursanaan.

