Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qurquro

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1.Laf jilicsan oo shafka geelu ka samaysan yahay. 2. Qolob-dhabashada awr qooqani sameeyo. 3. ld qurqurin.

Erayo la-mid ah

qurqur1. Meesha kuusan ee cunaha ragga ku taal; bocor. 2. (-rro, m…qurquriHoore si dhaqso ah u cabbdi.qurqurinld qurquris, qurquro (3).qurqursanU q.: arrin wax gar ah u arkid (qof).qurqursanaanld qurqursanaansho.qurqursanaansho/dh ld qurqursanaan.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms