Qaamuuska Asalka
qurdowalaq
MagacLafdheeri
Macnaha
Orgi aan gaarin da'dii uu riyaha ku rimin lahaa.
Erayo la-mid ah
qurdan1. Qof madaxa maluuqday ahaansho. 2. Lo', ari wax seenyoon a…qurdanaanld qurdanaansho.qurdanaansho/dh ld qurdanaan.qurunsanqurdho1. Iniinaha yaryar ee cudbiga. 2. Timo aad u jilicsan marka …qurdoXaniinyo.qurdo1. Gabadh madaxa ka xiiran oo yuul ah. 2. Q. ah: ri' dhego y…qurdowalaqnimoQurdowalaq ahaansho.qurdudumsashold qurdudumsad, qurdudumsi, qurjujubsad, qurjujubsash.

