Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qurdan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

1. Qof madaxa maluuqday ahaansho. 2. Lo', ari wax seenyoon ahaansho.

Erayo la-mid ah

qurdanaanld qurdanaansho.qurdanaansho/dh ld qurdanaan.qurunsanqurdho1. Iniinaha yaryar ee cudbiga. 2. Timo aad u jilicsan marka …qurdoXaniinyo.qurdo1. Gabadh madaxa ka xiiran oo yuul ah. 2. Q. ah: ri' dhego y…qurdowalaqOrgi aan gaarin da'dii uu riyaha ku rimin lahaa.qurdowalaqnimoQurdowalaq ahaansho.qurdudumsashold qurdudumsad, qurdudumsi, qurjujubsad, qurjujubsash.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms