Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qundho

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Nooc cawska ka mid ah oo ka baxa meelaha biya fariisinka ah.

Erayo la-mid ah

qunde1. Hilib weyd ah oo la engejiyey. 2. ld qudde.qundhacQorrax.qundhacaysashold qundhacaysad, qundhacaysi.qundhacaysoKulka qorraxda isku diirin.qundhacoKulka qorraxda. ld qundhoco.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms