Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qundhacayso

(-stay, -satay)
Falmg3

Macnaha

Kulka qorraxda isku diirin.

Erayo la-mid ah

qunde1. Hilib weyd ah oo la engejiyey. 2. ld qudde.qundhacQorrax.qundhacaysashold qundhacaysad, qundhacaysi.qundhacoKulka qorraxda. ld qundhoco.qundhoNooc cawska ka mid ah oo ka baxa meelaha biya fariisinka ah.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms