Qaamuuska Asalka
qulqul-badweyn
(juqr.)MagacLafdheeri
Macnaha
Dhaqaaqa biyaha dusha ee badweynta.
Erayo la-mid ah
qulqulShubmid ama socod aan kala go' lahayn ee uu hooruhu sameeyo.…qulqul1. Hoore si aan kala go' lahayn u shubmid ama u socosho. 2. …qulqulSummad I. Dhakhsaha uu saldanab ku dhexmaro gudbiye danab. H…qulqul-qumman) m.l (fiis.) (q.q.) Qulqul danab oo u socdo jiho kaliya mar…qulqul-talantaaliya) m.l (fiis.) (q.t.) Qulqul danab oo dhex maraya mareeg dana…qulquladRabsho nabadda iyo xasilloonida wax u dhinta.qulquladeeCid meel iwm qulqulad ku samayn.qulquli1. Hoore si aan kala go' lahayn u shubid. 2. Dad xoolo iwm s…

