Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qulqul

(fiis.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Summad I. Dhakhsaha uu saldanab ku dhexmaro gudbiye danab. Halbeegga Caalamiga ah (H.C.) ee qulqulka danab waa ambiyeer (A).

Erayo la-mid ah

qulqul-badweynDhaqaaqa biyaha dusha ee badweynta.qulqul-qumman) m.l (fiis.) (q.q.) Qulqul danab oo u socdo jiho kaliya mar…qulqul-talantaaliya) m.l (fiis.) (q.t.) Qulqul danab oo dhex maraya mareeg dana…qulquladRabsho nabadda iyo xasilloonida wax u dhinta.qulquladeeCid meel iwm qulqulad ku samayn.qulquli1. Hoore si aan kala go' lahayn u shubid. 2. Dad xoolo iwm s…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms