Qaamuuska Asalka
qori-ismaris
(-syo, m.dh)MagacLafdheerikh
Macnaha
Qof mar dad ah marna iska dhiga waraabe isagoo is marinaya qori khaas ah (sheeko xariir).
Erayo la-mid ah
qori1. Geedaha intooda dhexe oo adag oo qolofta iyo mayraxda ka ā¦qoridld qoraal (5), qoris, qoritaan, qorniimo, qorniin.qorimoQalab bir ah oo geedaha lagu qoro.qoriqaadNeef loo qalo dad xabaal ka hawl galay. ld qorijiid¹.qoriqaadDad xabaal ka hawlgalay neef u qalid. ld qorijiid².qoriqaadidld qorijiidid.qoriridQorituur.qoriridoQoririd wax ku qeybsasho.

