Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qori

(-ryo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Geedaha intooda dhexe oo adag oo qolofta iyo mayraxda ka hoosaysa. 2. Laan jab ah oo qallalan. 3. Alwaax; loox. 4. Buntukh.

Erayo la-mid ah

qori-ismarisQof mar dad ah marna iska dhiga waraabe isagoo is marinaya q…qoridld qoraal (5), qoris, qoritaan, qorniimo, qorniin.qorimoQalab bir ah oo geedaha lagu qoro.qoriqaadNeef loo qalo dad xabaal ka hawl galay. ld qorijiid¹.qoriqaadDad xabaal ka hawlgalay neef u qalid. ld qorijiid².qoriqaadidld qorijiidid.qoriridQorituur.qoriridoQoririd wax ku qeybsasho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms