Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qiyaas

(dii.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qayb ka mid ah tiirarka sharciga Islaamka oo la adeegsado marka arrin la xukumayo laga waayo quraanka, xaddiiska iyo ijmaaca.

Erayo la-mid ah

qiyaame1. Maalinta wixii dhintay oo dhan la soo nooleeyo oo wanaagg…qiyaas-khariidadeed(juqr.) Saamiga fogaanshaha laba barood oo khariidadda dushe…qiyaasan1. Wax muggooda, dhererkooda iyo culayskooda la cabbiray aha…qiyaasnaanld qiyaasnaansho.qiyaasnaansho/dh ld qiyaasnaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms