Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qiyaame

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Maalinta wixii dhintay oo dhan la soo nooleeyo oo wanaagga iyo xumaha qof walba sameeyey la xisaabo. 2. Dhib; shiddo; hoog.

Erayo la-mid ah

qiyaas1. Cabbirka xag mug, dherer iyo culays ee wax leeyahay. 2. O…qiyaas1. Mugga culayska, iyo dhererka ee wax leeyahay cabbirid. 2.…qiyaasQayb ka mid ah tiirarka sharciga Islaamka oo la adeegsado ma…qiyaas-khariidadeed(juqr.) Saamiga fogaanshaha laba barood oo khariidadda dushe…qiyaasan1. Wax muggooda, dhererkooda iyo culayskooda la cabbiray aha…qiyaasnaanld qiyaasnaansho.qiyaasnaansho/dh ld qiyaasnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms