Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaxan

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Q. ah: dhuxul shidan oo aan dambas dusha ka fuulin. 2. ld qaxmid.

Erayo la-mid ah

qaxaabNin saani ah oo macsida aad u jecel; dhilley.qaxaab1. ld qaxaabad. 2. Godad bahala galeen ah.qaxaabadNaag jirkeeda ka ganacsata; dhillo.qaxaabnimoQaxaab ahaansho.qaxaanqaxQaylada ay samayso dooradu marka ay ukun dhali rabto. ld qax…qaxaanqaxDooro ukun dhali rabta qaylo samayn. ld qaxanqax².qaxaanqixidld qaxaanqax¹, qaxanqax¹, qaxanqixid.qaxanqaxqaxaanqixid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms