Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaxaabad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Naag jirkeeda ka ganacsata; dhillo.

Erayo la-mid ah

qaxaabNin saani ah oo macsida aad u jecel; dhilley.qaxaab1. ld qaxaabad. 2. Godad bahala galeen ah.qaxaabnimoQaxaab ahaansho.qaxaanqaxQaylada ay samayso dooradu marka ay ukun dhali rabto. ld qax…qaxaanqaxDooro ukun dhali rabta qaylo samayn. ld qaxanqax².qaxaanqixidld qaxaanqax¹, qaxanqax¹, qaxanqixid.qaxan1. Q. ah: dhuxul shidan oo aan dambas dusha ka fuulin. 2. ld…qaxanDhuxul, wax shidmay noqosho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms