Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaw

MagacLafdheeri

Macnaha

Meel cirif ah oo haadaan dheeri ka hooseysa.

Erayo la-mid ah

qawaacidKhasaaro weyn; masiibo.qawaarNeef xoolaad oo aad u da'weyn caatana ah.qawaarnimoQawaar ahaansho.qawaasimoDad badda quusa oo luulka kala soo baxa.qawad1. Saluugidda la saluugo wax la isa siiyo. 2. ld qawid. Cudu…qawadWax saluugid.qawadsanQof wax saluugay ahaansho.qawadsanaanld qawadsanaansho.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms