Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qawadsan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

Qof wax saluugay ahaansho.

Erayo la-mid ah

qawaacidKhasaaro weyn; masiibo.qawaarNeef xoolaad oo aad u da'weyn caatana ah.qawaarnimoQawaar ahaansho.qawaasimoDad badda quusa oo luulka kala soo baxa.qawad1. Saluugidda la saluugo wax la isa siiyo. 2. ld qawid. Cudu…qawadWax saluugid.qawadsanaanld qawadsanaansho.qawadsanaansho/dh ld qawadsanaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms