Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qatinsan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

Xoolo, muddo aan biyo cabbin ahaansho.

Erayo la-mid ah

qatimiXoolo in muddo ah biyo ka celin.qatiminld qatimis.qatin1. Muddada ay xooluhu biyaha ka qadaan. 2. Q.ah : xoolo aan …qatin1. Xoolo muddo biyo ka qadid. 2. Ka q.: wax la qaybsanayo wa…qatindhaafXoolo kolkii ay cabbi jireen dhaafay oo aad u oomman.qatindhaafXoolo kalkii ay ku cabbi jireen dhaafid.qatinsanaanld qatinsanaansho.qatinsanaansho/dh ld qatinsanaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms