Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qatin

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Muddada ay xooluhu biyaha ka qadaan. 2. Q.ah : xoolo aan kalkoodi gelin.qaxaanqixid

Erayo la-mid ah

qatimiXoolo in muddo ah biyo ka celin.qatiminld qatimis.qatindhaafXoolo kolkii ay cabbi jireen dhaafay oo aad u oomman.qatindhaafXoolo kalkii ay ku cabbi jireen dhaafid.qatinsanXoolo, muddo aan biyo cabbin ahaansho.qatinsanaanld qatinsanaansho.qatinsanaansho/dh ld qatinsanaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms