Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qatan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

1. Nafley cunto ama cabid aan helin ahaansho. 2. Wax la qaybinayey cid aan wax ka helin ahaansho. ld qadsan.

Erayo la-mid ah

qataar1. Qori yar oo albaabka hoos looga xiro; handaraab. 2. Bir x…qataar1. Qori adag albaab hoos uga xirid. 2. Qof sixrid, iyadoo ge…qataaranIrrid wax xirantay noqosho.qataaran1. Irrid iwm wax la qataaray ahaansho. 2. Qof la sixray ahaa…qataarnaanld qataarnaansho.qataarnaansho/dh ld qataarnaan.qatanaanqadsanaansho, qatanaansho.qatanaansho/dh eeg qatanow. ld qatanaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms