Qaamuuska Asalka
qataar
(-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qori yar oo albaabka hoos looga xiro; handaraab. 2. Bir xoog leh oo qoryaha iyo dhagxaantaba lagu jajebiyo. 3. Q. ah: baabuur aad u duugoobay oo kala daadsan laakiin socda. 4. Nooc sixirka ka mid ah oo inta geed musmaar lagu taago isla markiiba qofka la sixraayo xanuunsada.
Erayo la-mid ah
qataaranIrrid wax xirantay noqosho.qataaran1. Irrid iwm wax la qataaray ahaansho. 2. Qof la sixray ahaa…qataarnaanld qataarnaansho.qataarnaansho/dh ld qataarnaan.qatan1. Nafley cunto ama cabid aan helin ahaansho. 2. Wax la qayb…qatanaanqadsanaansho, qatanaansho.qatanaansho/dh eeg qatanow. ld qatanaan.qatanowCid wax ka qatan noqosho. ld qadsanow.

