Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qashow

(-oobay, -owday; -oobi)
Falmg1

Macnaha

1. Cunto iwm qash noqosho. 2. Geed- hoosaad badan wax isku baxay noqosho.

Erayo la-mid ah

qash1. Geedo yar oo isku baxay; fuur. 2. Q. ah: cunto si xun loo…qashaaf1. Qof islaweyni aan dhab ahayn muujin. 2. Ka q.: cid jirro …qashaafidld qashaaf¹.qashinqubMeel qashinka lagu daadsho.qashir1. Qayb ka mid ah qaybaha xabbadda badanaa ka samaysan maar,…qashwadHaan ka samaysan, harag, weyn oo biyaha lagu dhaansado.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms