Qaamuuska Asalka
qashinqub
(-byo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Meel qashinka lagu daadsho.
Erayo la-mid ah
qash1. Geedo yar oo isku baxay; fuur. 2. Q. ah: cunto si xun loo…qashaaf1. Qof islaweyni aan dhab ahayn muujin. 2. Ka q.: cid jirro …qashaafidld qashaaf¹.qashir1. Qayb ka mid ah qaybaha xabbadda badanaa ka samaysan maar,…qashow1. Cunto iwm qash noqosho. 2. Geed- hoosaad badan wax isku b…qashwadHaan ka samaysan, harag, weyn oo biyaha lagu dhaansado.

