Qaamuuska Asalka
qasan
(-smay, -santay; -smi)Falmg1
Macnaha
1. Biyo iwm wax kale ku labmid. 2. Qof xasillooni darro maskaxeed la kulantay noqosho.
Erayo la-mid ah
qasaalMayrid, dhaqid.qasaalQ. ah: dhar dhaqmo galay.qasaalanWax la qasaalay ahaansho (dhar).qasaalnaanld qasaalnaansho.qasaalnaansho/dh ld qasaalnaan.qasaaloDhar mayrasho.qasaanqasNafley yar badda ku jirta leh midabka quraaradda, oogo jilic…qasaasil1. Q. ah: badar, bariis iwm oo dhagxaantii ama wasakhdii ku …

