Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qasaasil

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Q. ah: badar, bariis iwm oo dhagxaantii ama wasakhdii ku jirtay biyo looga saaray. 2. ld qasaasilid.

Erayo la-mid ah

qasaalMayrid, dhaqid.qasaalQ. ah: dhar dhaqmo galay.qasaalanWax la qasaalay ahaansho (dhar).qasaalnaanld qasaalnaansho.qasaalnaansho/dh ld qasaalnaan.qasaaloDhar mayrasho.qasaanqasNafley yar badda ku jirta leh midabka quraaradda, oogo jilic…qasaasilidld qasaasil¹, qasil¹ (2), qasilid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms