Qaamuuska Asalka
qarbidix
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Tolmada ugu dambeysa ee weel afkiisa lagu sameeyo; rigrigo.
Erayo la-mid ah
qarbaqarbeeWax si degdegsiinyo ah u samayn.qarbaqarboDegdeg.qarbed1. Harag cukad ah oo loo farsameeyey in biyaha lagu shubto. …qarbidxanWax qar bidix lagu tolay ahaansho (weel).qarbidxanaanld qarbidxanaansho.qarbidxanaansho/dh ld qarbidxanaan.qarbidxoWeel qarbidix ku tolasho.qarbudQasid wax nidaamsanaa lagu sameeyo.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
