Qaamuuska Asalka
qarbaqarbee
(-beeyay, -beysay)Falg2
Macnaha
Wax si degdegsiinyo ah u samayn.
Erayo la-mid ah
qarbaqarboDegdeg.qarbed1. Harag cukad ah oo loo farsameeyey in biyaha lagu shubto. …qarbidixTolmada ugu dambeysa ee weel afkiisa lagu sameeyo; rigrigo.qarbidixWeel rigrig afka kaga tolid.qarbidxanWax qar bidix lagu tolay ahaansho (weel).qarbidxanaanld qarbidxanaansho.qarbidxanaansho/dh ld qarbidxanaan.qarbidxoWeel qarbidix ku tolasho.

