Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaniin

MagacLafdheeri

Macnaha

Guud ahaan cayayaanka yaryar ee xoolaha dhiiggooda ku nool sida shilinta, dhuugga iwm.

Erayo la-mid ah

qaniQ. ah: qof maalqabeen ah.qaniimad1. Hanti badan. 2. Maal gaalo laga qabsaday, kaddib markii l…qaniimeysashold qaniimeysad, qaniimeysi.qaniimeysoHanti gaalo ka qabsasho, kaddib markii dagaal lagu jebiyay.qaniinsii1. Nafley afka wax u gelin si uu u qaniino. 2. Cid isku diri…qaniinyoIlkaha oo si xoog leh wax loogu qabto.qaninnimoQani ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms