Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaniimeyso

(-stay, -satay)
Falmg3

Macnaha

Hanti gaalo ka qabsasho, kaddib markii dagaal lagu jebiyay.

Erayo la-mid ah

qaniQ. ah: qof maalqabeen ah.qaniimad1. Hanti badan. 2. Maal gaalo laga qabsaday, kaddib markii l…qaniimeysashold qaniimeysad, qaniimeysi.qaniinGuud ahaan cayayaanka yaryar ee xoolaha dhiiggooda ku nool s…qaniin1. Ilko si xoog leh wax ugu qabasho. 2. Cayayaan nafley dhii…qaniinsii1. Nafley afka wax u gelin si uu u qaniino. 2. Cid isku diri…qaniinyoIlkaha oo si xoog leh wax loogu qabto.qaninnimoQani ahaansho.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms