Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qanabee

(-beeyay, -beysay)
Falmg2

Macnaha

Awr qooqan isaga oo madaxa laalaadinaya, daamankana isla dhacaya ordid. ld gamlee.

Erayo la-mid ah

qanaanQ. ah: nafley madax-adag oo aan la hoggaamin karin.qanaanDabada gammaanka iyo lo'da.qanaaniDabo kor u taagid (xoolo).qanaat(juqr.) Sida Iiraan looga yaqaan, waa marin biyood dhulka ka…qanaboOrodka awr qooqani sameeyo isaga oo madaxa laallaadinaya daa…qanac1. Raalliggelin, maqsuudin. 2. Kadhaadhicin, aaminaad. 3. Q.…qanac1. Qof arrin ama wax kale raali ku noqosho. 2. Wax ka quusas…qanacsan1. Cid, wax raali ku ah ahaansho. 2. Cid, wax ka quusatay ah…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms