Qaamuuska Asalka
qanaat
(-tyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(juqr.) Sida Iiraan looga yaqaan, waa marin biyood dhulka ka hooseeya oo biyaha waraabka ka soo qaada buuraha roobku ku badanyahay geeyana dhulalka qallalan ee ka hooseeya. Marinka qanaatka waxaa laga arki karaa hawada, maxaa yeelay waxaa jira daloollo wareegsan oo in isu jir-jira oo u eg karaytarro yar-yar. Qanaatka waxay isleeyihiin foggaaraha woqooyiga Afrika.
Erayo la-mid ah
qanaanQ. ah: nafley madax-adag oo aan la hoggaamin karin.qanaanDabada gammaanka iyo lo'da.qanaaniDabo kor u taagid (xoolo).qanabeeAwr qooqan isaga oo madaxa laalaadinaya, daamankana isla dha…qanaboOrodka awr qooqani sameeyo isaga oo madaxa laallaadinaya daa…qanac1. Raalliggelin, maqsuudin. 2. Kadhaadhicin, aaminaad. 3. Q.…qanac1. Qof arrin ama wax kale raali ku noqosho. 2. Wax ka quusas…qanacsan1. Cid, wax raali ku ah ahaansho. 2. Cid, wax ka quusatay ah…

