Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qamboob

(qamboob, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Geed yar oo dhulka ku faalala bixiya miro kulkulucsan oo gas leh oo inta la dubo la cuno. ld qalfoon (2).

Erayo la-mid ah

qambarac1. Ceeb weyn oo ka timaada fal xun ee uu qof sameeyey. 2. Ja…qambaruur1. Tiiraanyo ka muuqata qof ooyaaya. 2. ld qambaruursasho.qambaruursanQof ooyaaya wax wejigiisa tiiraanyo ka muuqata ahaansho.qambaruursanaanld qambaruursanaansho.qambaruursanaansho/dh ld qambaruursanaan.qambaruursoQof tiiraanyeysan hoos u ooyid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms