Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qambaruurso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

Qof tiiraanyeysan hoos u ooyid.

Erayo la-mid ah

qambarac1. Ceeb weyn oo ka timaada fal xun ee uu qof sameeyey. 2. Ja…qambaruur1. Tiiraanyo ka muuqata qof ooyaaya. 2. ld qambaruursasho.qambaruursanQof ooyaaya wax wejigiisa tiiraanyo ka muuqata ahaansho.qambaruursanaanld qambaruursanaansho.qambaruursanaansho/dh ld qambaruursanaan.qamboobGeed yar oo dhulka ku faalala bixiya miro kulkulucsan oo gas…qamboobMiro cagaaran oo dusha ku leh qodaxyo oo inta la dubo la cun…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms