Qaamuuska Asalka
qalqalli
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dhoobo qallashay oo adag.
Erayo la-mid ah
qalqaaliHawl qabashadeeda isku taxluujin ama qabanqaabin.qalqaalinld qalqaalis, qalqaalo (1).qalqaalliQ. ah: wiil rabsho badan.qalqaalo1. ld qalqaalin. Isku dubbarididda hawl arrin iwm qabashadoo…qalqale1. Summad geela lagu dhigo oo u eg qaanso aad loo tooxay oo …qalqalsanaansho/dh ld khalkhalsanaan.

