Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qalqaalo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. ld qalqaalin. Isku dubbarididda hawl arrin iwm qabashadooda. 2. Hanti aan badnayn oo qof la siiyo.

Erayo la-mid ah

qalqaaliHawl qabashadeeda isku taxluujin ama qabanqaabin.qalqaalinld qalqaalis, qalqaalo (1).qalqaalliQ. ah: wiil rabsho badan.qalqale1. Summad geela lagu dhigo oo u eg qaanso aad loo tooxay oo …qalqalliDhoobo qallashay oo adag.qalqalsanaansho/dh ld khalkhalsanaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms