Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qalowlee

(-leeyay, -leysay)
Falg2

Macnaha

1. Neef irmaanaa caanihii ka dhammaasho; gurid (geel) 2. Hilib qalowle ka dhigid.

Erayo la-mid ah

qaloHal neef oo baadi ah.qalo1. Dareen ku dhasha nafleyda marka ay taagan yihiin meel ays…qaloSi loo cuno xoolo gowracasho.qalooNafley qalo dareemid.qaloombiDhawaaq xoog leh oo aan kala joogsi lahayn. ld qaloombiyid.qaloombi/2 (-iyay, -iday/-isay) Dhawaaq xoog leh oo aan kala joogsi …qaloombiyidld qaloombi¹, qaloombin.qaloon1. Maseggo, galley, digir iwm oo la dubay. 2. Meesha qallooc…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms