Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaloon

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Maseggo, galley, digir iwm oo la dubay. 2. Meesha qalloocan oo salka hunguriga nafleyda. 3. Jirro ku dhacda qoorta oo bararisa.

Erayo la-mid ah

qaloHal neef oo baadi ah.qalo1. Dareen ku dhasha nafleyda marka ay taagan yihiin meel ays…qaloSi loo cuno xoolo gowracasho.qalooNafley qalo dareemid.qaloombiDhawaaq xoog leh oo aan kala joogsi lahayn. ld qaloombiyid.qaloombi/2 (-iyay, -iday/-isay) Dhawaaq xoog leh oo aan kala joogsi …qaloombiyidld qaloombi¹, qaloombin.qaloondubDube.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms