Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaawiso

(-stay, -satay)
Falg3

Macnaha

Qof qaawan ka dhigasho.

Erayo la-mid ah

qaawan1. Qof aan dhar xirneyn ahaansho. 2. Dhisme, wax aan kor ka …qaawanaanld qaawanaansho.qaawanaansho/dh qaawanow. ld qaawanaan.qaawanowQof qaawan noqosho.qaawi1. Qof dhar ka furid. 2. Dhismo, dedka kore ka qaadid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms