Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaawanaan

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

ld qaawanaansho.

Erayo la-mid ah

qaawan1. Qof aan dhar xirneyn ahaansho. 2. Dhisme, wax aan kor ka …qaawanaansho/dh qaawanow. ld qaawanaan.qaawanowQof qaawan noqosho.qaawi1. Qof dhar ka furid. 2. Dhismo, dedka kore ka qaadid.qaawisoQof qaawan ka dhigasho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms