Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaafo

MagacDhexdhexaadUrursi

Macnaha

1. Waayeelka taliya. 2. Xoolaha intooda waaweyn oo ay ishu qabato uguna waxtar badan. 3. Naag sharafta haween leedahay u dhan tahay.

Erayo la-mid ah

qaafXarafka kow iyo labaatanaad oo alifka carbeedka magaciisa. l…qaafi1. Is macnayn. 2. Qof aan dhegeysanin iska yeelid. ld qaafee…qaafil1. Q. ah: qof aan si sahlan wax lagu dhacsiin karin. 2. Xog …qaafiloAwr badan oo safar ah.qaafiriBaaquli.qaafiyoXarafka ay ku socoto maansada. ld qaafiyad.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms