Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaaf

MagacLafdheeri

Macnaha

Xarafka kow iyo labaatanaad oo alifka carbeedka magaciisa. ld qa'.

Erayo la-mid ah

qaafi1. Is macnayn. 2. Qof aan dhegeysanin iska yeelid. ld qaafee…qaafil1. Q. ah: qof aan si sahlan wax lagu dhacsiin karin. 2. Xog …qaafiloAwr badan oo safar ah.qaafiriBaaquli.qaafiyoXarafka ay ku socoto maansada. ld qaafiyad.qaafo1. Waayeelka taliya. 2. Xoolaha intooda waaweyn oo ay ishu q…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms