Qaamuuska Asalka
oogo-dhul
(-ooyin-dhul, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. (jool.) Qaybta adag ee qolofta dhulka, taas oo ku kala fidsan gun gaaraysa ilaa iyo 65 Km. (40 mayl) ka hos dhulka dushiisa. 2. (jool.) Qaybta u serraysa dhulka ee ka sarraysa xarriiga moho, garadeeduna waa 8 ilaa 40km. badanaa waxay ka koobantahay dhadhaabo shiileed.

